Post View....

Akhriso: Waare Oo Magacaabay Maareeyaha Telefishinka Iyo Raadiyaha Maamulka Hirshabeelle a

0
74

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto Madaxweyne ku Magacaabay Maareeyaha Telefishinka Iyo Raadiyaha Hir-Shabeelle Sayid Ali Caseyr Sxb.

Waxaa Xusid mudan in maamulka Hirshabeelle uusan lahayn Telefishin iyo raadiye ku hadla Afka Dowlad goboleedka Hirshabeelle,waxaana inta badan lagu eedeeyay maamulka madaxweyne Waare caburinta saxaafadda.

Maamulka Hirshabeelle oo toos ah kaga amar qaato Dowladda Federaalka ayaa ku fashilmay howlihii loo idmaday ee uu ka sugayay shacabka Hirshabeelle.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacaabista:-

About Author