Post View....

Shir Xildhibaanada Aqalka Sare ee Dalka uga socda Xaruntooda Muqdisho.

0
87

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi 10aad,kalfadhiga 5-aad ku leh xarunta Aqalka Sare,iyadoo uu shir Guddoominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi.

Ajendaha Kulanka Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta wuxuu yahay Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranaka(GMCQ).

Guddomiyaha Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina’adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa akhriyay warbixin ku saabsan heerarka kala duwan ee uu soo maray Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranaka(GMCQ).

Senator Prof/Dr. Osman Mohamud Dufle oo ah xubin Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina’adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa akhriyay warbixin Qodabada Wax kabadalka Lagu sameeyay.

About Author