Day: July 28, 2019

  • Wararkii ugu danbeeyey ee Dhuusamareeb

    Wararkii ugu danbeeyey ee Dhuusamareeb

    Odayaasha Dhaqanka Magaalada Dhuusamareeb oo Qaadanaya Kaalintooda dhaqan ee Dhismaha Galmudug iyo Xalinta Culeesyada Maalmahaan ka Dhex Jira Dhinacyada Dowlada iyo Ahlusuna ayaa Maanta Kulan ku Yeeshay Dhuusamareeb iyagoo is waydiiyay Doorkooda ku Aadan Xaalada Taagan iyo sida Xalku ku jiro Waxa ayna ugu dambeyn isla Qaateen in ay La kulmaan Gudoonka Ahlusunna Mcln Maxamuud…

  • Wasiirka arrimaha Dibadda oo Su’aallo ka weydiiyey Qaraxii lagu eedeeyay Dowladda Qatar ee Boosaaso.

    Wasiirka arrimaha Dibadda oo Su’aallo ka weydiiyey Qaraxii lagu eedeeyay Dowladda Qatar ee Boosaaso.

    Waxaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho kulan ku yeeeshay Guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Mudane Axmed Ciise Cawad. Guddiga ayaa wasiirka su’aalo ka weydiiyay shaqooyinka wasaaradda, shaqooyinka la xiriira arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo eedeynta loo jeediyay dowladda Qadar ee la xiriirta qaraxii…

  • Shir looga hadlaayay amniga deegaanada Puntland oo lagu qabtay Garoowe.

    Shir looga hadlaayay amniga deegaanada Puntland oo lagu qabtay Garoowe.

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir guddoomiyey shirka Amniga Puntland Shirkan oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Waxaa kale oo Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehelinaayey shirka Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta, Taliyaha Ciidamada Booliska, Taliyaha qeybta gobolka Nugaal, Taliyaha…

  • Sheikh Gafle ha u gafin!!!.

    Sheikh Gafle ha u gafin!!!.

    Halgamaa Sh. Cabdi Abiikar Gafle AUN waxa uu ku dhashay tuulada Armadoobe ee Gobalka Sh/hoose sannadkii 1852dii waxa uuna geeriyooday 1922dii. Noloshiisa waxa uu ku dhameeystay in uu dadka diinta baro isaga oo ku wareegayay dhamaan Tuulooyinka deegaanka iyo in uu Isticmaarka la dagaalo. Waxaa wax soo baray culumo caan aheyd oo ay ka mid…

  • Justice for Abdi coalition gathers ahead of high-profile trial of police officer.

    Justice for Abdi coalition gathers ahead of high-profile trial of police officer.

    A high profile trial starts on Monday involving an Ottawa police officer charged with manslaughter and aggravated assault. And Friday evening, family and community members gathered to remember the life of the man killed, Abdirahman Abdi. The “Justice for Abdi” Coalition has taken on a life of its own, empowering many in this community to…

  • Dahabo Ahmed Omar oo ka mid noqotay 100-ka qof ee ugu saamaynta badan dadka Afrikaanka ah.

    Dahabo Ahmed Omar oo ka mid noqotay 100-ka qof ee ugu saamaynta badan dadka Afrikaanka ah.

    Golaha Guud ee QM ayaa ansixiyey Qaraar tirsigiisu yahay 68/237, kaasi oo la soo saaray bishii December 23-dii ee sannadkii 2013-kii, taasi oo lagu go’aamiyey 10-ka sanno ee Caalamiga ee dadka asalkooda Afrikaanka yahay (The International Decade for People of African Descent). Qaraarkaasi waxa uu asteeyey 10-ka sanno ee dadka asalkoodu yahay Afrikaanka ee ugu…

  • Wasiir Maaliyadda Soomaaliya oo Madax kala duwan kula kulmay Magaalada Washington.

    Wasiir Maaliyadda Soomaaliya oo Madax kala duwan kula kulmay Magaalada Washington.

    Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle, oo ku sugan Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Maraykanka ayaa kulamo la qaatay Madax kala duwan. Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shirar gooni-gooni ah kula qaatay Magaalada Washington mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Aduunka iyo xubno kale oo ka socday Dalalka…

  • Madaxweynaha Somaliland iyo Wakiilka QM oo kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa

    Madaxweynaha Somaliland iyo Wakiilka QM oo kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wafdi ballaaran oo ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo wakiilka gaar ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador James Swan. Kulankanayaa labada dhinac waxaa ay uga wada gadleen ayaa lagaga wada-hadlay arrimo ay kamid yihiin hirgelinta…

  • QM oo Warbixi ka soo saartay xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab.

    QM oo Warbixi ka soo saartay xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab.

    Hay’ada UNHCR Xafiiskeeda Dadaab ayaa soo saartay warbixin ay uga hadlayso xaladaha Qaxotiga Dadaab iyo tirada Dadka halkaas ku nool oo hoos u dhacday oo ay gaartay meeshii ugu hooseysay abid. Warbxin Billa ah oo ka soo baxday Xafiiska UNHCR Dhadhaab qeybtiisa Saxaafadda iyo arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in tirada Dadka ku sugan Xeryaha…

  • Sheekh Cabdi Xayi ” Waligaa ma maqashay Muqdisho oo dhahaysa Waa go’aynaa, sabar badanaa…”

    Sheekh Cabdi Xayi ” Waligaa ma maqashay Muqdisho oo dhahaysa Waa go’aynaa, sabar badanaa…”

    Wadaadka aadka uga faaloodo arimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa khudbadii Jimcaha ka faalooday xaalada magaalada Mogadishu, kuna tilmaamay sabar badnideeda Caasimad la mid ah aduunka ineysan jirin, waligaa ma aragtay iyada oo dhaheysa waan goosaneynaa… Halkaan ka Dhageyso wadaadka khudbadiisa https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3 ”Intii meesha ku dhimatay alle ha u naxariisto, kii dilay iyo kii la dilayba” Sheekh…

  • Axmed Daaci ”Shabaab ama gabar shaqo kuma laha, Qaraxii Gobolka Banaadir Waa arin laga soo shaqeeyey …”

    Axmed Daaci ”Shabaab ama gabar shaqo kuma laha, Qaraxii Gobolka Banaadir Waa arin laga soo shaqeeyey …”

    Gudoomiyhii Hore Degmada Wadajir Axmed Daaci Oo aad iyo aad uga hadlay qaraxii loo geestay xarunta Gobolka Banaadir ayaa wuxuu eeda saaray dowlada in ay ka gaabisay Amniga sugitaankiisa Gobolka Banaadir gaar ahaan madaxda Gobolka Banaadir. ”Qaraxaan shaki weyn ayey keentay waana la ogaan doonaa waxii ka danbeeyey…” ”Shakiga jiraa Waxaa waaye taliyayaashii Gobolka Banaadir…