Day: July 21, 2019

  • Somaliland snubs talks with Somalia

    Somaliland snubs talks with Somalia

    Somaliland has withdrawn from talks with Somalia in protest against the new commission appointed by President Mohamed Abdullahi Farmaajo that included the son-in-law of the former president, Siad Barre. Somaliland is objecting to the appointment of General Abdirahman Hussein Guulwade, which reminds of the massacre of the members of the Isaaq Clan in 1980s during…

  • Raali ahaaw Reer kaaga dhaqo.

    Raali ahaaw Reer kaaga dhaqo.

    Xaliimo: Ninkeeygoow maxaad xabbadahaan iyo Colaadahaan Somaliya noogu dhax heeysaa?. Xildhibaanad Xaawo, innaga ayey Jaariyad noo aheyd iyada oo passport Swedan ah wadato ayeey timid, tolkii Xildhibaanad ayeey Ka dhigeen, Dowladiina wasiir Ku xigeen, intii Ganacsato eheeydna Turkigeey degeen, Xabaddii Moos ahna halkaan waa 3000 Sh.So.. Farax: Macaanto, Raali ahaaw, waa runtaa, UK ayaan kuu…

  • RW.Khayre oo Reer Dhuusamareeb ku Dhiirri Geliyay Dadaalkooda isu diyaarinta Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

    RW.Khayre oo Reer Dhuusamareeb ku Dhiirri Geliyay Dadaalkooda isu diyaarinta Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

    Dhuusamareeb:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada Dhuusamareeb oo lagu nafiifinayay ololaha Isxilqaan ayaa ammaanay dadaallada bulshada ku nool magaalada ay ugu diyaar garoobayaan marti gelinta shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug. Bulshada magaalada dhuusamareeb oo ay hor kacayeen maamulka degmada Dhuusamareeb ayaa…

  • Mid Ka Mid Ah Ma-Gefayaashii Caanka Ka Ahaa Liibiya Oo La Dilay

    Mid Ka Mid Ah Ma-Gefayaashii Caanka Ka Ahaa Liibiya Oo La Dilay

    Inta badan Warbaahinta madaxa bannaan ee dalka Liibiya waxay qoreen in la dilay mid ka mid ah Me-gefayaasha ama Mukhalasiinta ka ganacsata Tahiibinta Muhaajiriinta Europe-doonka ah  iyo Shidaalka Kontorobaanka ah. Ilo-wareedyo ayaa xaqiijiyey in la dilay Me-gefahaasi oo magaciisa lagu sheegay Xasan Qatnash, kaasi oo dadka Tahriibayaasha ku qafaalan jirey magaalladda Bani Waliid ee dalkaasi. Ninkaasi…

  • Ciidanka Amniga Puntland Oo Caawa Sheekh Ku Xiray Magaalada Boosaaso

    Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka amniga Puntland halkaas ay ku xireen Sheekh Caan ahaa. Sheekha la xiray ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Macalin Axmed,isla markaana waxaa uu ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland. Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan…

  • Muwaadinin Turkish Ah Oo Lagu Afduubtay Dalka Nigeria

    Muwaadinin Turkish Ah Oo Lagu Afduubtay Dalka Nigeria

    Afar nin oo Turkish ah ayaa la sheegay in habeen hore lagu afduubtay Gobalka Ilorin ee Koonfurta Nigeria. Ilo-wareedyo codsaday oo sababo dhanka ammaanka u codsaday inaan la magacaabin waxay  Warbaahinta u sheegay inay weli socdaan dadaalka lagu sii daynayo dadkaasi, iyadoo ay Afduubayaasha codsadeen Lacago Madax-furasho ah. Toddobaadkii hore, 10 Badmaaxiin Turkish ah ayaa laga qafaashay…

  • Dabaylo Xooggan Oo Ku Wajahan Deegaanadda Ku Teedsan Xeebta Kenya

    Dabaylo Xooggan Oo Ku Wajahan Deegaanadda Ku Teedsan Xeebta Kenya

    Waaxda Saadaasha Cimilada ee dalkaasi waxay ka digtay inay dabaylo xooggan garaaci doonto Xeebta Kenya, laga bilaabo maanta oo Axad ah. Dabaylahaasi ayaa laga yaabaa inay aad u xoogeysato maalinta berrito oo Isniin ah, iyadoo ku socon doonta xawli dhan 25 mitir ilbiriqsiiba berrito maalinta oo dhan. Dabaysha laga digay inay ku habsan doonto deegaanadda…

  • Xaaska Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Oo Difaacday Xildhibaan Ilhan Omar

    Xaaska Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Oo Difaacday Xildhibaan Ilhan Omar

    Michelle Obama oo ah Xaaska Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Barack Hussien Obama ayaa sheegtay inuu Madaxweyne Trump ku kacay gef aan garowshiyo lahayn, kadib, markii uu ku dhawaaqay inay dalalkoodii hore ku laabtaan Haweenka Xildhibaanadda Midabka leh ee ka tirsan Kongareeska Maraykanka. Qoraal ay Michelle Obama soo dhigtay Twitterkeeda waxay ku sheegtay in qofka ku…

  • Daawo: Dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye oo maanta billowday

    Daawo: Dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye oo maanta billowday

    Dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye oo maanta billowday. Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa dhismaha wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ka bilaawday maanta, dhismaha wadadan ayaa waxaa maalgelinaysa dowlada Qadar waxaana lagu arkayay saaka agagaarka koontaroolkii hore ee Afgooye howlo lagu burburinayo wadadii hore ee laamiga Maanta Waxaa la…

  • Is Madobe ringfencing Jubbaland presidency?

    Is Madobe ringfencing Jubbaland presidency?

    Jubbaland, the Somalia federal state led by Ahmed Islam “Madobe,” heads to the polls next month in what could prove a tall order for new entrants, as the local electoral agency this week introduced stringent vetting measure for aspirants. According to rules published on Thursday by the state’s electoral commission, candidates must pay $30,000 registration…

  • Milateriga Fransiiska oo soo bandhigay qalab casri ah oo dunida ka yaabiyay!!!!

    Milateriga Fransiiska oo soo bandhigay qalab casri ah oo dunida ka yaabiyay!!!!

    Qorigan ay soo bandhigeen ciidammada Fransiiska ayaa la sheegay in uu awood u leeyahay in lagaga hortago diyaaradaha Drones-ka Milateriga dalka Fransiiska ayaa dabaal dagga maalinta gaarda ciyaarka milateriga dalkaas ee Bastille oo la qabto 14-ka bisha July ee sanad walba ku soo bandhigay qalab casri ah oo sameyntiisa ay hindistay shirkadda tiknolojiyadda iyo seyniska…

  • Soomaali iyo ajaanib dalka Canada ku xusay Hodan Naaleeye.

    Soomaali iyo ajaanib dalka Canada ku xusay Hodan Naaleeye.

    Kulan lagu xusayay, looguna ducaynayay Allaha u naxariistee guud ahaan dadkii lagu laayay qaraxii Kismaayo, gaar ahaan Hodan Naaleeye ayaa lagu qabtay Magaalada Edmonton, ee Gobalka Alberta ee dalka Canada. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka mid yihiin Soomaali iyo ajaanib kale ayaa waxaa halkaas laga…

  • Shukulaatadii Yaa Cunay?

    Shukulaatadii Yaa Cunay?

    Macallimad Cadaan ah ayaa waxa ey wax bari jirtay Laba Wiil oo Cadaan ah iyo mid Madow ah. Macallimaddii ayaa laga cunay Shukulaato, in kasta oo Shukulaatada raadkeeda Madow uu Ka muuqday Afka Labada wiil ee Cadaanka ah. Haddana kii Madoobaa ayaa farta la iskula fiiqay, illeyn isagu waa wada Madoowyahay. Todoba Cisho ayaana Dugsigii…

  • Ciidamada dowladda oo Dhagxaan waa wayn ku xiray Wadada Ex-Control Afgooye ee Duleedka Muqdisho.

    Ciidamada dowladda oo Dhagxaan waa wayn ku xiray Wadada Ex-Control Afgooye ee Duleedka Muqdisho.

    Wararku waxay sheegayaan in Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay xireen Wadada Ex-Control Afgooye ee Duleedka Muqdisho. Dadka deegaanada ku suga ayaa sheegay in Ciidamada amniga xalay iyo saakay ay dhagxaan waaweyn ku jareen Bartamaha Wadadaas oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka ka yimaada Gobolka Shabeellaha Hoose iyo kuwa kabaxa Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Wadada…

  • Ciidamada Dowladda oo Dhaq dhaqaaqyo ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

    Ciidamada Dowladda oo Dhaq dhaqaaqyo ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

    Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saakay waxay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadaan tuulooyin hoostaga degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo,halkaas oo shalay Gelinkii dambe ay madaafiic isku weydaarsadeen Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa weerar madaafiic ah waxa ay ku qaadeen Saldhigyo ay Ciidamada Dowladda ku leeyihiin degmada Garbahaareey,waxaana la sheegay in madaafiicdaas ay dhimasho iyo dhaawac…

  • Waa aragtida Jamal Cali Xusseen ee Somaliland

    Waa aragtida Jamal Cali Xusseen ee Somaliland

    Weli waxaan garan laayahay cabashadda faraha badan ee Somalia iyo Muqdisho laga cabanaayo. Laba mid uun weeyaan Reer Soomalilandoow:- 1. Ama Dawladda Muqdisho ee Somalia ayaa xoogaysatay ee yaan mar danbe waa dawlad taag daran lagu tilmaamin. 2. Ama inaga ayaa itaal daraanay Oo aan sidii hore ahayn. Weli heerkan Oo kale Somaliland lalama soo…

  • Baaq loo diray Shacabka ku nool deegaanada uu ka taliyo Maamulka Hirshabeelle

    Baaq loo diray Shacabka ku nool deegaanada uu ka taliyo Maamulka Hirshabeelle

    Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhaweeysay dadaalladii lagu kala dhex galay beello Walaallo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hirshabeelle. Wasiirk ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle, Cismaan Cabdullaahi Dhoore oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa uga mahadceliyay Odayaasha dhaqanka kaalintii ay ka qaateen xalinta dagaal beeleed…

  • Wakiilka QM iyo Safiirka Britain oo kulamo la yeeshay Madaxweyne Farmaajo

    Wakiilka QM iyo Safiirka Britain oo kulamo la yeeshay Madaxweyne Farmaajo

    Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Wakiilka iyo Danjiraha muhiimadda ay u leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya in lagu gacan siiyo dhammeystirka qorshaha deyn cafinta Soomaaliya, u diyaar garowga doorashooyinka…

  • Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland “Dadka xiran waa muwaadiniin la soo Eedeeyay Maxkamad ayaana la tiigsan doonaa..”

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland “Dadka xiran waa muwaadiniin la soo Eedeeyay Maxkamad ayaana la tiigsan doonaa..”

    Maamul Goboledka Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyay dalabkii uu u gudbiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku saabsanaa in Puntland ay si shuruud la’aan ah kusii deyso Xubno ka tirsan Guddiga dhismaha Wadada Bartmaha Boosaaso oo dhawaan la xiray. Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Max’uud Xasan Ow Cusmaan oo Warbaahinta la hadlay aya sheegay…

  • Daawo: Siyaasada magaalada Kismaayo oo qasan

    Daawo: Siyaasada magaalada Kismaayo oo qasan

    Siyaasada magaalada Kismaayo oo qasan, beelihii u weynaa oo diiday sida uu Axmed dhuxuloow u abaabulay doorashada gacan ku rimiska ah ee uu doonayo in uu markale kursiga dib ugu soo laabto.! Sidaasna Waxaa sheegay odoyaasha beelaha dega gobolkaasi oo aad uga soo horjeestay majixaabinta uu wado Maamulka Axmed Madoobe https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3 Siyaasada magaalada Kismaayo oo…

  • aqoonyahanad Yusur Abraar oo Soomaalida u soo dirtay fariin Waa hadii ay wax…

    aqoonyahanad Yusur Abraar oo Soomaalida u soo dirtay fariin Waa hadii ay wax…

    Yusra Abraar oo gabar Soomaaliyeed oo Aqoonyahan ah ayaa Waxaa ay ka hadashay dhibaatada haysata soomaalida iyo sida ay uga bixi karaan haday maskaxda ka shaqeysiiyaan, Waxay Ku Gubaabisay hadii ay Soomaalida heshiiyaan in ay ka hormaraayaan Sacuudiga loona soo shaqo doonan lahaa wadanka Soomaaliya. Iyadoo ka hadlaysa Waxay tiri https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3 Aqoonyahanad Yusur Abraar xogta…