Day: July 27, 2019
-
Trump oo ku hanjabay inuu canshuuro dheeraad ah ku soo rogi doono Macronka ‘doqonka ah’
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ku eedeeyay inuu “doqonnimo” ku kacay markii uu canshuur ku soo rogay dhanka internetka, waxa uuna soo hadalqaaday suuragalnimada inuu canshuur aargoosi ah ku soo rogo khamriga mareykanka. Mr Trump ayaa Jimcihii waxa uu caradiisa ku soo bandhigay farriin uu soo dhigay bartiisa Twitterka,…
-
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo tabbabar u furay tabbabaraayasha macallimiinta Qaranka
Tababarka ayaa loo furay in kabadan 100 macallin oo loogu talagay in ay sii tababaraan macallimiinta iskuullada gobalka Banaadir . Tababarka macallimiinta oo socon doona muddo 10 maalmooda ayaa waxaa bixin doona aqoon-yahanno qibrad dheer u leh tababarka macallimiinta dugsiyada waxana lagu tababari doonaa macallimiinta manhajka ay diyaarisay wasaaradda waxabarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee…
-
Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir oo la fasaxay kaddib weerarkii Arbacadii
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in la fasaxay dhammaan shaqaalaha xarunta gobolka Banaadir,iyada oo muddada fasaxa albaabada loo xiri doono dhammaan xafiisyada xarunta gobolka. Afhayeenka gobolka Banaadir, Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere) oo suxufiyiinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Shaqaalaha gobolka la fasaxay muddo saddex maalmood ah. Fasaxa ayaa ka dambeeyay,kaddib…
-
Quruxda Xeebta Liido iyo Dhismayaasha ku Xeeran!
Qurux, dhal-dhaal & bilicsami ayaa looga harey, waa Xeeb aad u shidan oo aan innaba caadi aheyn, farxad ayaa dareemaysaa marka aad booqato Xeebtaasi iyo dhismayaasha ku teedsan, muuqaalo cajaa’ib badan oo ku soo jiidanayo ayaa ishaada buuxinayo, habeenkii & maalintii kalama dhacdo, xilli kasta waa Nuuraysaa. Xaqiiqdii Xeebta Liido waa meesha ugu soo jiidashada…
-
Gudoomiyihii hore Thabit oo ka hadlay kaamirooyinka CCTV-ga xarunta Gobolka Banaadir
Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Caasimadda wuxuu u ahaa usbuuc murugo badan. Waxaan luminnay dad muhiim u ahaa geedigeenna soo kabashada, rajada mustaqbalka iyo halganka horumarka. Allaha u naxariisto dhamaantood, inta dhawaca ah ee uu ku jiro walaalkeen Gud Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) Allaha caafiyo. Waxaan arkaa su’aallaha faraha badan oo ay shacabku…
-
Khayre oo Kulan Albaabada u Xiran yahay la leh Ahlu Sunna ka Dib markii laga Celiyey diyaarad…
Khayre oo Kulan Albaabada u Xiran yahay la leh Ahlu Sunna ka Dib markii laga Celiyey diyaarad… Raiisul wasaare Kheyre iyo Hogaamiyaha Ahlusunna ayaa Wadahadal Meel wanaagsan Maraya ka Leh Arimaha Taagan ee ku Saabsan Imaatinka Ciidamo Booliska Soomaaliyeed ka Tirsan, Saad iyo Agab Ciidan oo Diyaarada Sidey Saakay Laga Baajiyey Garoonka Diyaarada Ee Dhuusamareeb…
-
Beesha Caalamka oo ogaatay in Qatar ay la shaqeyso argagixisada
Beesha Caalamka oo ogaatay in Dowlada Qatar la shaqeyso Argagaxisada halka Dowlada federalka ay ku taagertay Dowlada Qatar. Ganacsade u dhashay dalka Qatar oo saaxib dhow la ah Amiirka Qadar ayaa la dhagaystay taleefan uu kula hadlay safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegaya weerar qarax ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ay ka dambeeyeen…
-
Bakiin Maaxi ”Kaamerooyinka xarunta Gobolka Banaadir horaa loo damiyey sheekadaan Shabaab ma’aha….”
Weerarkii xarunta Gobolka Banadir qaabkii loo fuliyay oo ay ka sheekeyneso Bakiin Maaxi oo ah la taliyaha xagga arrimaha bulshada Gobolka Banaadir ka badbaaday oo la shaqeeneysay Eng Yarisow. Kaamirada hoolka shirka ku xirned oo labo maalin ka hor la damiyay sida muuqata qaraxaan waxa uu mar walba ahaa qorshe siyaasadeed oo ay dad badan kasoo…
-
Ciidamo ka tirsan Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda Col. Caarre oo dagaalamay.
Wararka aan ka heleyno Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay uu dagaal ka dhacay dagaal xoogan. Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Karin oo ka tirsan Magaalada Ceerigaabo,isla markaana waxaa uu u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan maamulka Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda hogaamiyaha uu ka yahay Korneyl…
-
Xujey Somaliyeed iyo madax ka tirsan Dowladda oo kulan wada yeeshay.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow, ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Carabiya kusoo dhoweeyay Xujeyda Soomaaliyeed ee halkaasi gaaraya si ay ugu war qabaan xaaladda Xujeyda. Wasiirka oo ay socdaalkiisa Indha-Indhaynta iyo soo dhoweynta ah ku wehliyaan , Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ,…
-
SOOMAALIYA WAXAY JOOGTAA XILIGII QARAN QUUTE IYO DHAMAADKII QABIIL QUUTE
Waa sadex Qabiil Quutayaal oo cadawnimo iyo danayste nimo ka gaaray in ay sheegtaan sadex madaxweyne oo xukuma sadex dawladood,fiiro iyo dhug u yeelo waxay sidaa ukala qaybinayaan waa dalkeenii soomaaliyeed ee halka dad iyo dawlad ah!!!!!! waa dhamaadkii QABIIL QUUTAYAAL. Soomaaliya waxay ahayd wadan ka tilmaana wadamada Afrika iyo Aasiya iyo dalalka galbeedka ama…
-
Wasiir Beyle “Qurba-joogtaa Soomaaliyeed wax badan ayay Dalka u qabteen, ka badan ayaa wali..”
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka qeyb galay shirka Qurba-Joogta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaaldaas. Wasiir Beyle oo Khudbad ka jeediyay shirka Qurba-Joogta Soomaaliyeed ayaa faah faahiyay guulaha dhaqaale oo dalka gaaray iyo horumada kale oo la tiigsanayo. Soomaalida Qurbaha ku nool…
-
Guddoomiyaha D/Xamarweyne “Daqiiqado kadib meesha oo dhan ayaa noqotay dhaawac,dhimasho iyo burbur..”.
Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir ayaa waxaa uu ka hadlay qaraxii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay Hoolka Shirarka Xarunta maamulka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabduqaadir Maxamed oo kamid ah ahaa dadkii fadhiyay Hoolka uu shirka ka socday xiligii uu qaraxa dhacayay ayaa waxaa uu sheegay inuu weli ka Murugeysanahay…
-
Maamulka Jubbaland oo ciidamadooda ku amray inay ka madax banaanaadaan arrimaha siyaasadda Doorashooyinka.
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland. Xeer Ilaaliyaha Jubbaland ayaa Ciidamada faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla markaana uu qeyb ka yahay in Ciidamada Jubbaland inay ka madax banaanaadaan arrimaha siyaasadda Doorashooyinka maamulkaas. Ugu dambeyntii Xafiiska Xeer…
-
The president of Somalia is not an ally against terrorism
When Mohamed Abdullahi Mohamed, khown as Farmajo was elected by the largely appointed parliament and senate of Somalia, there was optimism in the West. He was a former prime minister, diplomat and he also had lived in the United States for a long time. This transition represents an important step forward for the country,” acting…