Post View....

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo booqday Kismaayo

0
113

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan oo maanta booqasho ku tagay Kismaayo, ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxaa uu ku sheegay in isaga iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ka wada hadleen in doorashada Jubbaland u dhacdo si rabshad la’aan, faragelin la’aan oo xor iyo xalaal ah.

Danjire Swan ayaa ku ammaaney Jubbaland sid ay u hormariyeen maamulka xafiisyada Wasaaradaha, hay’addahooda nabadgeliyada, shaqaalahooda rayidka ah iyo qaabka uu u shaqeeyo baarlamaankooda.

About Author