Post View....

Ciidanka Amniga Puntland Oo Caawa Sheekh Ku Xiray Magaalada Boosaaso

0
114

Sheekha la xiray ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Macalin Axmed,isla markaana waxaa uu ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland.

dhaafay safar uu uga maqnaa Magaalada Boosaaso,hayeeshee Caawa xabsiga la dhigay.

Maamulka Puntland ayaa dhawaan Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ku kala xiray xubno ka tirsan Guddiga Dhismaha Waddada magaalada Boosaaso,iyadoona Puntland xustay in Maxkamad la soo taagi doono dadkaas.

About Author