Post View....

Ciidamada Amisom Gaar ahaan Kuwa Ethiopia Ayaa La Wareegay Airoportka Kismaayo

0
109

Breaking News: Ciidamada Amisom Gaar ahaan Kuwa Ethiopia Ayaa La Wareegay Airoportka Iyo Dhamaan Gacan Ku haynta Magalada Kismayo, Sido Kale Dawlada Federalka ayaa sheegay iney dhawaan tagi doonaan si doorshada halkaasi ay u sugto inuu doorashada si cadaalad u dhacdo.

Axmed Madoobe oo loogu yeeray inuu kulan la yeeshay Ciidamada Amisomta la wareegtay garoonka uu diiday inuu kolankaadi yimaado asaga oo ka baqanaayo iney xiraan.

Ciimada Itoobiya ayaa lasoo xaqiijiyey iney garoonka Kismaayo la wareegtay iyo ciidamadii Kenya oo hal meel la iskugu geeyay

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v4.0

Ciimada Itoobiya oo garoonka kismayo la wareegay iyo ciidamada Kenya oo hal meel la iskugu geeyay

Posted by Garaadtv on Monday, July 29, 2019

About Author