Post View....

Amiir Bandar Bin C/Casiis Oo La Dhashay Boqorka Sacuudiga Oo Geeriyooday

0
110

Amiirka geeriyooday waxa uu ahaa Amiirka ugu da’da weyn ee 10-ka Wiil ee uu dhalay Boqorkii asaasay Boqortooyadda Sacuudiga, Boqor C/casiis Al-sacuud.

Amiir  Faysal Bin Turki Bin C/casiis ayaa xaqiijiyey geerida Amiir Bandar oo aan haatan wax xil ah ka haynin Booqrtooyadda, inkastoo ay 3 ka mid ah Wiilashiisa oo kala ah Amiir Faysal Bin Bandar, Amiir C/llaahi Bin Bandar iyo Amiir Khaalid Bin Bandar xilal muhiim ah ka hayaan Saldanadda Boqortooyadda Sacuudiga.

About Author