Waxaa berri ka bilaabmaysa maxkamadda caddaaaladda adduunka ee ICJ dacwadda murankii kiiska badda ee u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Kenya.
Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Saleebaan Maxamed Maxamuud oo BBC u warramayay ayaa sheegay in aanu waxbo ka jirin wararka sheegayo in Soomaaliya ay baddashay qareenadii ku matalayay dacwadda badda.
Quote Message: “Dowladda Soomaaliya meel ay ku iclaamisay in qareenadii ay baddashay oo qareenno cusub ay qaadatay ma jirto, kiiska qareenno loo xilsaaray iyagii ayaa wadaa shaqadana si fiican bey u socotaa..inta aan ka war heyno waxbo kama jiraan” from Saleebaan Maxamed Maxamuud Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya
“Dowladda Soomaaliya meel ay ku iclaamisay in qareenadii ay baddashay oo qareenno cusub ay qaadatay ma jirto, kiiska qareenno loo xilsaaray iyagii ayaa wadaa shaqadana si fiican bey u socotaa..inta aan ka war heyno waxbo kama jiraan”
Saleebaan Maxamed Maxamuud
Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya