Laba Takhtar oo Bug ah ayaa Bukaan daaweynayay Muddo 3 Sanno ah, kumana guuleysan, Sabata oo ah: Midkood maba aqoon Cudurka Bukaanka hayo, Madka kalena maba Rabin in Bukaanku bogsoodo.
Saddax Sanno kadib Bukaankii ayaa geeriyooday. Markaa kadib ayaa Labadii Dhakhtar waxa ey yiraahdeen Haddaan Daaweyn karnaa Meydka.
Labada Dhakhtar ee Riyo ku noolka ah waxaa kala duwan Masuuliyadooda iyo Hab dhaqankooda, waxa eyna khaldaan Beesha Caalamka, Annagana Booto iyo Been ey baawiyaan.
Somaliyeey, waa Col ku dhac Cadaawana kuu talisay.
Qore: Yahya Amir