Ayadoo daqiiqado kahor dagaal xoogan oo ka qarxay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho kasoo udhaxeeyo ciidamo kala taabacsan dowlada Soomaaliya iyo musharixiinta mucaaradka.
Wararka aan hada heleyno ayaa shegaayo in ciidamadii taabacsanaa musharixiinta mucaaradka looga awood batay dagaalka isla markaa ciidamada gor gor iyo haramcad lawaregeen dhamaan Daljirka Dahsoon iyo nawaaxigeeda.
Sido kale rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa qeybo kale oo katirsan magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid waxaana lashegayaa in halkaas rasaas xoogan ee kasocoto.
Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe kala soco.