Madaxweyinihii hore ee dalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow soo dhigay bogiisa facebook war qoraal ah oga hadlaayo dagaalka caawa kasocda Muqdisho.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahadlay dagaalkaas waxaana oo sheegay in madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Farmaajo in oo weerar kusoo qaaday hotel oo deganyahay asaga iyo madaxweynihii hore Sheekh Shariif.
Xasan ayaa ugu baaqay Farmaajo in oo ka waantoobo daadinta dhiiga dadka shacabka ah ee u diyaargaroobaaye dibadbaxa nabdoon ee kadhacaayo xarunta daljirka Dahsoon.