War hada kusoo dhacay shabakada wararka Badweyn.com ayaa shegaayo in haatan oo magaalada Muqdisho kasocdo dagaal xoogan.
Dagaalkan aya la isku adeygsanaa hubka nuucyadiisa kala duwan waxaana lashegayaa in oo kasocdo daljirka dahsoon iyo xaafado kamid ah degmada Boondheere.
Lama oga cida rasmiga oo dagaalkan udhaxeeyo balse warar hordhac aan helnay ayaa shegaayo in oo u dhaxeeyo ciidamo tageersan musharixiinta mucaaradka iyo ciidamada dowlada.
Wixii kusoo kordha kala soco wararkeyna danbe