Ninkaan dhalinyaro ah oo doonayey in uu si dhuumaaleysi ah diyaaradda Alaska Airline garabkeeda ama mid kamid baallasheeda raaco ayaa Ciidanka Booliisku gacanta ku dhigeen Magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.
Diyaaradda oo duuli rabta ayey rakaabku arkeen dacwad ka dhan ah markii la gudbiyay ayaana sidaas lagu qabtay.
Dhacdadaan ayaa Warbaahinta Caalamka hadal heysaa xilli ninkaas uu ku fashilmay qorshaha uu damacsanaa.
Wey adag tahay oo hawada sare oo qofka ku neef qaadan karin awgeed ayaa dhib badan in qof ku safro isagoo ku dhuumanaya garabka diyaarada.