Abdulkadir Abdullahi Hashi iyo Faysal Jaamac Yare, ayaa lagu la’yahay Xuduudda u dhaxeeya Dalalka South Africa iyo Zimbabwe, sida ay eheladooda oo nalasoo xariiray inoo xaqiijiyeen.
Dhallinyaradan oo reer Muqdisho ah kunasoo jeeday Dalkani Koonfur Afrika, ayaa markii cidi ugu wardambaysay oo aheyd 27-kii October 2020, waxaa dadkii waday ay Waalidiinta u sheegeen in Wiilashooda ay Gaari ka saareen Wadanka Zambia ayna gaareen Dalka Zimbabwe, unasii gudbayaan South Africa, ka dibna xilligaas kadib warkooda la waayey.
Hadaba ciddii Warkooda hesha, gaar ahaan Soomaalida Magaalooyinka Xadka deggan, waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay warkooda gaarsiiyaan oo si deg deg ah ula xiriiraan Waalidiintooda oo aad uga walwalsan nolosha Wiilashooda.
● Carab Xaashi +27 83 334 2570
● Aftaag +27 84 574 8955
● Mohamed Hashi +252615033429Muwaadiniin Soomaali ah Oo Lagu La’yahay Xadka South Africa iyo Zimbabwe
Abdulkadir Abdullahi Hashi iyo Faysal Jaamac Yare, ayaa lagu la’yahay Xuduudda u dhaxeeya Dalalka South Africa iyo Zimbabwe, sida ay eheladooda oo nalasoo xariiray inoo xaqiijiyeen.
Dhallinyaradan oo reer Muqdisho ah kunasoo jeeday Dalkani Koonfur Afrika, ayaa markii cidi ugu wardambaysay oo aheyd 27-kii October 2020, waxaa dadkii waday ay Waalidiinta u sheegeen in Wiilashooda ay Gaari ka saareen Wadanka Zambia ayna gaareen Dalka Zimbabwe, unasii gudbayaan South Africa, ka dibna xilligaas kadib warkooda la waayey.
Hadaba ciddii Warkooda hesha, gaar ahaan Soomaalida Magaalooyinka Xadka deggan, waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay warkooda gaarsiiyaan oo si deg deg ah ula xiriiraan Waalidiintooda oo aad uga walwalsan nolosha Wiilashooda.
● Carab Xaashi +27 83 334 2570
● Aftaag +27 84 574 8955
● Mohamed Hashi +252615033429