Gudoomiye kuxigeenka Amniga Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa kulan maanta Muqdisho kula yeeshay Xildhibaano katirsan Baarlamaanada Dawlad Gobolleedyada qaar.
Kulanka ayaa abuuray Shaki xoogan xilli Cali Yare Cali sheegay inuu wado ololaha dib usoo Doorashada Madaxweyne Farmaajo.
Waxa kulanka uu ahaa mid xildhibaanada Hirshabelle iyo Galmudug kuwaas Arimaha Doorashada Soomaaliya kala hadlay.
Taageero raadinta Madaxweyne Farmaajo ayaa maalmahaan kusii kordhay Deegaanada Maamulka Gobolleedyada.