“Ujeedka dhagax dhigaan ayaa ahaa mid ay dowlada Hoose ee Xamar ugu talagashay in dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyo xaruntan si bulshada ay ugu soo dalxiis tagaan ugana bogtaan taariikhda goobtaan oo ah xaruntii Barlamaankii ugu horeeyay ee Jamhuuriyda Soomaaliya ee 1960” ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay barta bulshada ee Gobolka Banaadir.

Xaruntaan Qadiimiga ah oo sanadii dambe burbursaneed ayaa taalada degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir waxaana ay aheed Xaruntii Barlamaankii ugu horeeyay ee Jamhuuriyda Soomaaliya ee sanadkii 1960-kii.
Dowladda Soomaaliya ayaa horay u dhistay taalooyinkii Halgamayaashii dalka soo maray qaarkood sidoo kale waxa ay dayactir ku wadaa qaar ka mid ah Xarumuhii muhiimka ahee dalka sida Tiyaartarka qaranka, Masxafka qaranka ,Garoonka Ciyaaraha Muqdisho iyo Xarumo kale.
https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v6.0
dhagax dhiga dhismaha Xarunta taariikhiga ah Ee Baarlamaankii Hore Soomaaliya 1960.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Filish ayaa dhagax dhigay dhismaha Xarunta taariikhiga ah Ee Baarlamaankii Hore Soomaaliya 1960.Abdikarin Isse Adawe
Posted by Shabelle TV on Sunday, April 5, 2020