Post View....

Ifrax Ciyow ”Dhibaatada waa hooyooyin dhahaayo ilmahaan anigaa dhalay mana la iqabo…” Daawo

0
99

Waxaa inoo suurta gashay in aan wareysano qoraa Soomaaliyeed Ifax Ciyow oo degen dalka Norway magaalada Oslo oo aan ka wareysanay dhibaatooyinka ka taagan familada soomaaliyeed ee degen qurbaha, waxaa Aad u badatay furiinka qoyska iyo dhibaatooyinka ay kento in waalidka isfuraan oo caruurtii ay seamen weyn ay ku dhacdo.

Wareysigaas waxaa inoo soo qaaday Wariye Saabir oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio ee Gothenburg.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=Eqeqcl-k2Bg]

About Author