Post View....

Gudoomiye Gacal oo faahfaahiyay Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

0
63

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal sheegay in doorashadda Madaxweynaha ku xigeenkiisa ay ku dhici doonto xilligii loogu tala galay.

Waxaa uu ku Wargaliyay Xildhibaanada Galmudug in doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay berrri dhici doonto sidaas darteed xildhibaanada looga baahan yahay dhammaantood in ay soo xaadiraan.

Waxaa uu sheegay in doorashada ay kasoo qeyb gali doonaan xubno ka socdo dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Doorashadda berri ka dhaceysa Dhuusamareeb ayaa noqon doonta tii Saddexaad oo Madaxweyne lagu doorto, waxaa labo Madaxweyne iyo labo baarlamaan ay kula sugan yihiin Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.

 

About Author