Post View....

Golaha Aqalka sare oo ka doodaya sharciga doorashooyinka dalka

0
78

Muqdisho:- Xildhibaannada golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha Kulanka ee Maanta ayaa ah Sharciga doorashooyinka oo dhawaan ay meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Aqalka sare ayaa dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga doorashooyinka Qaranka waxaana la filaayaa in ay meel mariyaan kadib markeey mariyaan akhrinta saddexaad.

About Author