Post View....

Dowlada Federalka oo ku eedeysay dowlada Kenya farogelin Siyaasadeed iyo mid Amni

0
57

Dowlada federalka soomaaliya ayaa ku eedeysay dowlada Kenya farogelin siyaasadeed iyo mid amni oo ay ku hayso dalka Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay wasaarada warfaafinta ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya ay dhowreyso xiriirka derisnimo balse dowlada Kenya aysan tixgelin derisnimada.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka wasaarada warfaafinta

About Author