Post View....

Barnaamijka fanka iyo suugaanta Somaliweyn oo maanta marti noogu ah Fartuun Farax

0
68

Fanaanada da’da yar ee degen magaalada Gothenburg ee dalka Sweden, Fartuun Faarax ayaan waxaan noo suurta gashay in aan ka wareysano taariikh faneedkeedii iyo sida ay fanka ku soo gashay iyo cidii ku garabsiisay in ay fanka ku soo biirto. Sheekadii na dhaxmartay ayaan halkan idiinku soo gudbineynaa ee ku soo dhawaada.

Wareysigan waxaa inoo soo qaaday wariyaheena Nimco Haji Hussein oo ka tirsan Bahda Somaliweyn Radio ee Sweden

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=WZrjd6OqHm0]

About Author