Post View....

Wasiir Soomaaliyeed Oo 18 Kun Dollar Kadhacay Hooyo Kunool Muqdisho Oo Garab Xamaalato Ah

0
154

Waxaan Ahay Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ganacsato Ah Oo Canshuur Bixiya Ah Waxaan Ahay Hooyo Soomaaliyeed Oo Dagan Magaalada Muqdisho Magaceeygu Waa Ayaan Bedel Cilmi Oo Uu Dhacay Masuul Katirsan Dowlada Somalia kaasi ah Wasiirka Duulista iyo Hawada Somalia Maxamed Cabdullahi Salaad Oomar ayee Tirii hooyadan 

Sidoo kale hooyadan ayaa sheegtay in ay muqdisho ay ku leedahay hotel weyn oo ay wasiirka sheegtay in hotelka uu dajiyay 8 quf oo qarabadiisa ay kadiibna uu diiday in uu bixiyo lacagta hotelka

Halkaan ka Daawo muqaalka hooyadasi oo dhameystiiran

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=TytjZ8Y8-N0?feature=oembed&w=696&h=392]

About Author