Post View....

U gaar ah Guurdoonka!!! “Guurka kadib waxaan idinkula talinayaa labadiinaba”.

0
114

1-isa silcis: Haddii Seyga iyo Xaasku muraad Kala yeeshaan, oo is jiijiida iyo khasab lagu dhaqmno, waxa ey Ku dambeeynee is garaacid.( F.S: 1, 2 & 3aad)

2- is suureeys: Haddii waajibka laga suuroodo, oo Habeenkasta baryootan lagu jiro, waxaa Ka dhalnayo Cara ALLA iyo in aan la is fahmin, seyguna Ku fekero In uu naxasiis iyo suura la’ aan xaas kale u doonto.( F.S: 4, 5 & 6aad)

3- Kala socod: haddii Labada xaaladood ee Sare sii socdaan, waxa ey keenee in la kala socod, iyo gacan Ka hadal ( F.S: 7, 8 & 9aad)

4- Samir: in la isku samro waa arrin Diintu na faree, haddii habeenka aqalgalka laguugu bilaabo dhulka xaaq, u dul qaado, wax aad gaaree in kushiinka uu kaaga shaqeeyo, (F.S: 10 & 11aad) . Kkkkkkkkk, Waxaadna gaari doontiin in Abkoow & Abooto Qaliira ( caato) ah, ALLA idinka dhigo.

Waa iga Tallo.

Qore: Yahya Amir

About Author