Post View....

Sheekh Cabdi Xayi ” Waligaa ma maqashay Muqdisho oo dhahaysa Waa go’aynaa, sabar badanaa…”

0
142

Wadaadka aadka uga faaloodo arimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa khudbadii Jimcaha ka faalooday xaalada magaalada Mogadishu, kuna tilmaamay sabar badnideeda Caasimad la mid ah aduunka ineysan jirin, waligaa ma aragtay iyada oo dhaheysa waan goosaneynaa…

Halkaan ka Dhageyso wadaadka khudbadiisa

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3

”Intii meesha ku dhimatay alle ha u naxariisto, kii dilay iyo kii la dilayba” Sheekh CabdiXayi.

Posted by Cali Aadan Muumin on Friday, July 26, 2019

About Author