Post View....

Qaylodhaan: Naa Jooji Fidiyowga aad iska soo duubayso

0
113

Fatxiyo Casbiye oo aad iyo aad uga naxsan waxayaabaha maalmahan dhacaayo ee ragga iyo dumarka isdoonaya Ku saabsan.

Waxaa jirto in ay maalmahan soo baxeen ragg si xun ula dhaqmaayo dumarka aadka u liito oo niydda ka xadayo isla markaana Ku odhanaayo hadii aad i jeceshahay ii soo duub Fidiyow, kadibna faafinaaya fidiyowgaas.

Halkaan ka Daawo Warbixinta ay soo duubtay Farxiyo Cabsiye.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=mmap8GmhYa8?feature=oembed&w=696&h=392]

About Author