Post View....

Maamulka Jubbaland oo ciidamadooda ku amray inay ka madax banaanaadaan arrimaha siyaasadda Doorashooyinka.

0
115

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland.

Xeer Ilaaliyaha Jubbaland ayaa Ciidamada faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla markaana uu qeyb ka yahay in Ciidamada Jubbaland inay ka madax banaanaadaan arrimaha siyaasadda Doorashooyinka maamulkaas.

Ugu dambeyntii Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Saraakiisha Ciidamada faray in ciddii fulin weyda Awaamiirta inay si deg deg ah ku u horkeenaan Xafiiksa xeer ilaaliyeyaasha, lagana qaadi doono tallaabo adeg.

Sikastaba Magaalada Kisamayo ayaa dhawaan lagu wadaa in lagu qabto Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Jubbaland.

Awaamiirta ku socota Ciidanka Jubbaland waa kuwaan:-

 

About Author