Post View....

Danjire Caalim ”Arinta Somalia iyo Somaliland waxaa lagu xalin karaa…”

0
102

Danjre Maxamed Caalim oo ka mid aqoonyahanada ka faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay Arinta Soomaaliya iyo Somaliland sida ugu haboon ee loo xalin karo in ay tahay sidii lagu xaliyey wadanka Rwanda, isla markaasina loo sameeyey dib u heshiisiin dhab ah.

Wareysi oo Aad u dheere waxaad ka dhageysan kartaan Halkan waxaa inoo soo wareysatay Wariye Ikaam CaliKaar


About Author