Post View....

Daawo: Siyaasada magaalada Kismaayo oo qasan

0
114

Siyaasada magaalada Kismaayo oo qasan, beelihii u weynaa oo diiday sida uu Axmed dhuxuloow u abaabulay doorashada gacan ku rimiska ah ee uu doonayo in uu markale kursiga dib ugu soo laabto.! Sidaasna Waxaa sheegay odoyaasha beelaha dega gobolkaasi oo aad uga soo horjeestay majixaabinta uu wado Maamulka Axmed Madoobe

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3

Siyaasada magaalada Kismaayo oo qasan, beelihii u weynaa oo diiday sida uu Axmed dhuxuloow u abaabulay doorashada gacan ku rimiska ah ee uu doonayo in uu markale kursiga dib ugu soo laabto.!

Posted by Somaliland wikileaks on Saturday, July 20, 2019

About Author