Post View....

Daawo: Dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye oo maanta billowday

0
133

Dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye oo maanta billowday.

Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa dhismaha wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ka bilaawday maanta, dhismaha wadadan ayaa waxaa maalgelinaysa dowlada Qadar waxaana lagu arkayay saaka agagaarka koontaroolkii hore ee Afgooye howlo lagu burburinayo wadadii hore ee laamiga

Maanta Waxaa la hirgelinaayaa dhismahaas oo mudo badan la sugaayey.

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3

Dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye oo maanta billowday

Posted by Mustaqbal Radio on Sunday, July 21, 2019

Sanadkii hore ayey aheed Markii madhruuc lagu dhaqaawa. Halkaan KS Daawo kulankii lagu bilaabay in la hirgelyo dhismahaab

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=fgN1AazsnAo?feature=oembed&w=696&h=392]

About Author