Post View....

Daawo: Agaasimaha Hobolada Waaberi Nimcaan Hilaac oo Muqdisho Wacdaro ka dhigay

0
153

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed meelkastaw joogaan waxan leehay sanad guuro wanaagsan. Kawda Luuliyo amma July kawdeeduna waa maalintii Soomaali wadanada asaageeda ah aay isgarab taagtay.

Qofkii Soomaali qabyaalad amma dana rakhiisa ku duminayaw waxan ku leehay waxad tahay doqon amma jaahil bilaa damira. Soomaali ha noolaato.

Anigu shakhsiyay wax aan Soomaali ku doorsanayaa ma jirto. Calankeeyguna waa calankaa buluuga ah. Sidaasi Waxaa yiri Hamid Masheye.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=8NrGfcrVD-U?feature=oembed&w=696&h=392]

About Author