Post View....

Bakiin Maaxi ”Kaamerooyinka xarunta Gobolka Banaadir horaa loo damiyey sheekadaan Shabaab ma’aha….”

0
127

Weerarkii xarunta Gobolka Banadir qaabkii loo fuliyay oo ay ka sheekeyneso Bakiin Maaxi oo ah la taliyaha xagga arrimaha bulshada Gobolka Banaadir ka badbaaday oo la shaqeeneysay Eng Yarisow.

Kaamirada hoolka shirka ku xirned oo labo maalin ka hor la damiyay sida muuqata qaraxaan waxa uu mar walba ahaa qorshe siyaasadeed oo ay dad badan kasoo shaqeeyen mana ahan wax sahlan Alshabaabne shaqo kuma laha laakiin waan ogaan doonaa sidaasna leysama haraayo kuwii ka danbeeyey.

Weerarkii xarunta Gobolka Banadir qaabkii loo fuliyay oo ay ka sheekeyneso Haweeney ka badbaaday oo la shaqeeneysay Eng…

Posted by Mideynta Dhalinyarada Jareer Weyne on Friday, July 26, 2019

About Author