Post View....

Bajaajle sita calanka Somaliland oo Muqdisho Ku dhax jibaaxaayo

0
104

Caasimadda magalada Muqdisho waxaa Ku dhex jibaaxaaya mooto bajaaj calanka Somaliland Ku xardhan oo kuwata wiil dhalin yaro ah oo maanta lagu arkey magaalada.

waxaad mootada gadaasheed Ku arkeysaa calanka Ku xardhan aad ban u igu farxey markaan arkeya aad ban u soo dhoweyney runtii dadka soomaliyed ee koonfur, kuwa waqoyiga Somaliland wey jecel yihiin qofka mootadan wata oo deeganada waqooyi galbeed ee Somaliland ka soo jeedda.

Waxa uu aaminsan yahey inuu yahey federal wadanku si xornimo ah ayuu mootadiisa calanku igu xardhan yahey Ku faraxsan shaqadiisana kuwa faanaya calankas Somaliland lagu yaqaan bal ila eega inagu waxeynu nahey hal wadan oo xor ah jamhuuriyada federalka soomaliya la yiraahdo ayuu Yiri wiilkan mootada bajaajka ah wata. Daud Ali Yabaroow

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3

Caasimadda magalada muqdisho waa dhexe jibaaxaya mooto bajaaj calanka Somaliland Ku xardhan ky wata wiil dhalin yaro ah…

Posted by Daud Ali Yabaroow on Thursday, July 11, 2019

About Author