Post View....

Afar siyaasi oo rabo iney la wareegaan booskii Eng Yariisow

0
124

Siyaasiyiin La Ogaaday In Ay Durbawa U Ordayaan Qabashada Xilkii uu haayey Eng Yariisoow Ee Gud/Duq Muqdisho Waa hadii uu soo laaban waayo gudoomihii dhaawacmay.

Halkan ka Daawo afaraas siyasiin Waa kuma kan uu dhawaan u magacaawi doono qofka kaliya oo magacaabi karo xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Sida aan la wada socono dhawaan ayey aheed Markii uu eng Yariisow uu Ku dhaawacanay ilaa iyo hada lama ogo sida uu caafimaadkiisa noqonaayo isla markaasne uu Gudan karo xilkaas waqtiyada dhow.

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v4.0

Siyaasiyiin La Ogaaday In Ay Durbawa U Ordayaan Qabashada Xilka Eng Yariisoow Ee Gud/Duq Muqdisho.Hadad Nagu Cusub Tahay Like Dheh Pagka #SHARE Garey

Posted by Hirshabelle state on Monday, July 29, 2019

About Author