Ayadoo oo goor dhow oo ku dhawaaqay wasiirka diinta in maalinimada beri ay tahay maalinta kowaad ee bisha shawaal ayaa waxa goor dhow shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ra’isulwasaaraha iyo madaxweynaha dowlada soomaaliya.
https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v7.0
MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY DADKA SOOMAALIYEED MUNAASABADDA CIIDDA SOONQAAD
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka baryey in uu naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.
Posted by Villa Somalia on Friday, May 22, 2020
https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v7.0
Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed
Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed
Posted by Hassan Ali Khaire on Friday, May 22, 2020