Waxaa lagu balansan yahay in Huge ay ka bilaabato 15-ka bishan dacwadda badda ee u dhaxeyso Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo diyaar garow aad u xooggan loo galay arrintaasi.

Hadaba waxaa aad u jirta hadalhayn badan oo arrintaan ku saabsan, xilli ay soo ifbaxayaan guulaha horudhaca ah ee ay Soomaaliya gaari doonto.

Afar qodob ayaa sabab u noqon doona in Soomaaliya ay ka guuleysato Kenya, walibana ay dharbaaxo weyn ku dhufato.

1- Kenya oo an wadan Docoment sax ah

2- Maxakamadda oo horey u diidday arritii is fahamka

3- Go’aankii dib u dhigista Kenya laga diiday.

4- Somalia oo wadata caddeymo ku filan kuna taagan waddo sharci ah.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa xilligan waxaa looga baahan yahay in ay taageero xooggan siiyaan dowladooda si guul looga soo gaar Kenya.