Post View....

Riwaayad laga sameeyay Maxamed Farmaajo iyo Xaaladda dalka oo qabsatay Baraha Bulshada (Daawo)

0
153

24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa baraha Bulshada ee Soomaalida laga hadal hayaa Goosgoos laga sameeyay Xaaladda dalka iyo Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Muuqaalka oo ka mida SHEEKADA GUUXA DADWEYNAHA oo qeybtan la magaca baxday &DALKAAN HALOO DANEEYO HADII KALE ayaa waxaa baahiyey Telefishanka Universal waxayna ka hadlaysaa Nin Dab wata oo laga metalay hoggaanka dalka oo xalkiisu noqonayo Un-ka iyo Beesha Caalaka markii uu diiday wixii talo Soomaaliyeed ahaa.

 

About Author