Post View....

Inaalilaahi Tacsi tiiraanyo leh; General Axmed jaamac oo Muqdisho Ku geeriyooday

0
117


Inaalilaahi wa inaa illeyhi raajacuun Allaah ha unaxriisto General Axmed jaamac illaah jannatul fardowsa ha ka waraabiyo kitaabkiisana midigta Allaah ha ka siiyo.
Caruurtiisii iyo ehelkeediis iyo dhamaan umada soomaaliyeed samir iyo iimaan Allaah ha ka siiyo anagana illaah gadaashiisa nama fidmeeyo Aamiin Aamiin Aamiin

About Author