Post View....

Imaamka Xaramka Makah Sheekh C/Raxmaan Sudeys oo qaatay tallaalka cudurka Covid-19.

0
188

Imaamka ahna khadiibka Xaramka Makah sheekh Cabduraxmaan Sudeys ayaa qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19.

Waxaana tallaalkan la siinayaa shaqaalaha xaramka, Sheekha ayaa dhawaan faray in biyaha samsamka la siiyo bukaanada uu ku dhacay cudurka.

Sucuudiga ayaa bilaabay barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka dalkaas.

Cudurka Covid-19 ayaa fara ba’an ku hayay Sucuudiga, waxaana kiisaska la diiwaangeliyay ay gaarayaan in ka badan 385,000

About Author