Post View....

DHAGEYSO: Kiiskii Gabadhii Dabaqa Laga Soo Tuuray Muqdisho Xagee Lugaha La Galay?

0
139

Dawlada Soomaaliya ayaa weli Go’aan kasoo saarin Kiis Maxkamadeed oo la sheeagay in lagu dhageysanayey Gal dacwadeed laga furay Gabar inta la kufsaday kadibna laga soo tuuray Dabaq Gudaha Muqdisho.

11 bishii September 2020-kii ayaa Degmada Waaberi waxaa Dabaq laga soo tuuray gabar lagu magacaabo xamdi Maxamed Faarax.

Aabaha dhalay marxuuamda ayaa isagoo baahiyaha gaarka qaba kasoo muuqday Warbaahinta la iska arko iyadoo uu sheegay in cadaalad weli aysan helin.

Waxa uu sheegay Aabahaan in dhowr mar cadaalad ay raadiyeen balse ay noqotay mid aan waxba kasoo naaso cadaanin Maxkamada iyo kiiskii gabadhiisa.

Baaq ayuu udiray Madaxweyne Farmaajo,Ra’iisal Wasaare Rooble iyo madaxda kale si cadaalad loogu helo gabadhiisa.

About Author