Post View....

Cabdirashiid Janan oo xilkii wasiirnimo ee Jubaland ka xayuubisay

0
157

Maamulka Jubaland ayaa xilkii ka qaaday Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo ahaa wasiirkii amniga maamulkaasi.

Wareegto goordhawayd kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Jubaland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Axmed Madoobe uu xilka qaadis ku sameeyay Wasiir Cabdirashiid Janan inkastoo faahfaahin aan laga bixin xilka xayuubinta.

Xilka qaadista uu madaxweynaha Jubaland ku sameeyay Janan ayaa imaanaysa iyadoo wadahadal heshiis ah uu dhexmaray Cabdirashiid Janan iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

About Author