Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa durba la sii wareegay xarumaha laga cabsi qabo in ale jimcaha isugu soo baxaan taageerayaasha mucaaradka, maadama midowga mushararxiinta iclaamiyeen Banaanbax kale.
Ciidanka WARAN eek a tirsan Nabad sugida Soomaaliya ayaa lagu arkayaa Daljirka Daahsoon iyagoo gaadiid dagaalkaas la saaran, waxayna dadka u diidayaan in siyaka soo ag dhaawadaan.s
Habeeno ka hor waxaa lagu toogtay sarkaal Boolis oo goobta marayay, halkaas oo ilaa iyo hadda meydkiisa la aasin.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale qaadeysa tallaabo ka dhan ah mucaaradka, taas oo suurta gal noqon karta in ay qalalaaso siayaasadeed abuurto