War hada kusoo dhacay shabakada wararka Badweyn.com ayaa shegaayo in shir deg deh hada magaalada Muqdisho oga socdo qaar kamid ah masuuliyiinta dowlada katirsan ee kasoo jeedo beesha mudulood.
Shirkaan ayaa hada kasocdo guriga oo magaalada Muqdisho ka deganyahay wasiirka amniga qaranka waxaana ka qeyb galaayo xidhibaano iyo agaasimayaal iyo waliba masuuliyiin kale.
Shirkaan deg dega ee yeelanayaan masuuliyiinta udhashay beesha mudulood ayaa looga hadlayaa sidii loo baajin lahaa shirka oo ku dhawaaqay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.
Masuliyiintan ayaa damacsan in hab qabiil ah oga hortagaan dibadbaxaas lagu wado in oo kadhaco magaalada Muqdisho kasoo laga yaabo in isaga hor imadaan madaxda mucaaradka iyo ciidamada dowlada.
Kala soco wararkeyna wixii kusoo kordha