Waxaa nasiib-darro ah in umadda Somaliyeedaysan weligeed u adeegsan garaadkeeda iyogarashadeeda inay ka digtoonaato meelahakhatarta ah ee horseedi kara burbur iyo barakacsi ay uga digtoonaadaan cawaaqibta xun ee kaimaan karta meelihi ay horey ugu lug–go’eensida GARBAHAAREY taasoo dadka qaar ay qabaan inay tahay meel HABAARAN.
Sababta keentay in lagu sifeeya meel habaaranwaxaa daliil cad u ah in ninkii burburka dalka u horseeday Jaalle Siyaad uu ku dhashaymagaaladaas. Kaddibna naqatay meel laga wadahayaamay oo cid ku nool la waayay…ilaa uudalka ka taliyo midki ku dhashay oo kadhigay degmo iyo magaalomadax goboleed!!!
Maanta burburki Somaliya ayey mar kale sababu tahay Garbahaarey kaddib markii labasiyaasiyiin oo madaxnimo sheeganaya ay kudiriraan ciddi ka tali lahayd. M/wene Farmaajodanihi dalka oo dhan wuxuu ka hormariyayGarbahaarey talooyin badan oo loo soojeediyayna wuu ku gacanseyray ilaa uu ka helowaxa uu rabo oo ah inuu ina adeerkiis ka taliyomagaaladaas iyo Jubbaland.
Mid kale oon waxba dhaamin Farmaajo ooah M/weynaha Jubbaland ayaa isagana rabainuu ka taliyo Jubbaland oo ka kooban seddaxgobol oo kala ah Jubbada Hoose, JubbadaDhexe iyo Gedo, waxa gacantiisa ku harayhal gobol oo kaliya…Axmad Madoobe waadiiday wax alla wixii talo la soo jeediyay sidalkaan looga badbaadiyo burbur ku soo fool leh oo ay sabab u tahay Garbahaareey…Somaliya waxay u baabe’ee Garbahaareyoo lagu sifeeyay guri habaaran oo ciddi iskudhejisa ay ka shallaayi doonto, Farmaajanawuxuu taagan yahay in dalka oo dhanburburo inti Axmad Madobe ka talin lahaaGedo.
Anigu qof ahaan magaaladaas dacwo uma qabo, dan gaar ahna kama lihi, ee doodu waxay salkaku heysaa dadka raba inay ka taliyaanSomaliya,oo midkoodna usan u qalmin in xilhogaaneed iyo wax tyalo ah ay ku yeeshaandalkaan ...Sababta horseedeysa burburkalabaad waa Garbahaarey..waxaan kula talilahaa dadka meesha deganow isaga guuraintey goori goor tahay.ALLOW NAGA SOO GAAR!!!