Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ugu Magacaabay Mudane Dr Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere).
Hore ayuu Wasiirka Maaliyada usoo qabtay Maxamed Cabdulle Dheere Xilligii Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.
Madaxweyne Guudlaawe ayaa wararka Qaar la helayo sheegayaan in Wasiiro badan uu bedeli doono maalmaha soo socda.
DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE