Axmed Cali Daahir wuxuu ku noolaa Washigton Seattle, waxayna Jaaliyadda Soomaaliyeed eemagaaladaa u xilsaarteen in Magaalooyinkawaddanka Mareykanka ka soo uruuriyo lacagloogu dhisayo Masjidka Magaaladaa, wuxuunasoo uruuriye $ 180,000,wuxuuna ula soodhuuntay
Gobolka Arizona asagoo qayb ka mid ah Taxi kugatay, sida ku cad warqadda ay JaaliyaddaSoomaaliyeed u soo dirtay Madaxda Sare eeDawladda taasne waxay caddeyn buuxda u tahayin Axmed Cali Daahir lagu aamini karinMASIIRKA UMADDA SOOMAALIYEED.
Axmed Cali Daahir, oo xeer ilaaliyaha qaranka eeDFS ahaa dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa kusifoobay musuqmaasuq baahsan oo hay’addii uumadaxda ka ahaa ragaadiyay taasoo sababtay in ujeedkii shaqo ee hay’adda xeer ilaalinta qarankauu meesha ka baxo.
Xeer ilaaliyaha musuqa ku soo caan baxay ayaaguryo dhismayaal qurxoon ka dhistay dalka iyodibadda, iyadoo gudaha dalka la soo sheegayo in shaar dowladeed uu u adeegsaday guryaha uu kadhistay, gaar ahaan sharciga lahaanshiyahadhulka.
14, July, 2014-ka, ayaa gollihii xukuumadda ee uuhoggaaminayay Cabdiweli Sheekh Axmed cod aqlabiyad leh ugu magacaabeen inuu qabtojagadaasi.
Qaab caynkee ah buu Axmed ku yimixafiiska xeer ilaalinta?
Axmed, meesha kuma imaan Aqoontiisa iyokhibrad uu leeyahay ee waxaa keenay C/lllaahiCarab oo hadda ah Wasiirka Waxbarashada, asagoo u geeyay, Faarax C/qaadir iyo C/kariimGuuleed oo isla ahaayeen Urur Diimeedka(Dammu Jadiid) islamarkasne ahaayeen labadaugu Tun Weyn Dawladdii Xasan Shiekh.
— Axmed Cali Daahir markuu arkay xafiiska in ay joogaan niman ka Aqoon iyo khibrad badan, ahnebuddhiggi Xafiiska, ayuu ka raacdeeye Lix ku-xigeen Xeer-ilaaliye, waxaane kamid ahaa, Dr.Cabdi Cali Shirbow, Dr.Maxamed Xasan iyoDr.Kitaabi wuxuuna xafiiska keensaday wiilal yar-yar ah oo aqootooda liidato,si uu u sameystowuxuu rabo.
Axmed oo xilka soo hayay, illaa markii lagaqaaday oo ku beegan Nov 25, 2019-ka, ayaa kukacay gabbool-fallo ka dhan ah xuquuqdaaadanaha marka laga yimaado wax isdaba-marinta iyo laaluushka uu ka qaadan jiray dadkadacwooyinka u tega xafiiskiisa.
Axmed Cali Daahir, ayaa intii jagadan hayaywaxaa la tuhmaa inuu kaalin muuqata ku lahaadhacdooyin ka hor imaanaya dastuurka, isagooahaa xeer ilaaliyihii qaranka.
Arrinta la yaabka leh, waxaa weeye in xeerilaaliyaha musuqa Axmed Cali Daahir uumadaxweynaha xilka ka sii idlaanayo ee MaxamedFarmaajo uu u soo xushay inuu noqdo safiirkamidowga Yurub ee Soomaaliya(EU).
Arrintan ayaa salka ku heysa, Kiiska baddaSoomaaliya oo uu dhowrkii sano la socday islamarkaana Axmed Cali kala shaqeynayay dowladdaKenya sidii ay ugu guuleysan lahayd kiiskaasi.
Axmed Cali Daahir oo dhalasho Kenyaati ah heysta, ayaa dowladda Kenya ku amartay inuuarrintaas kala shaqeeyo, maadaama uu yahaymuwaadin kamid ah muwaadiniinteeda.
Farmaajo ayaa Axmed ku abaalmariyay jagadancusub ee ah safiirka midowga Yurub, iyadoo dad badani walaac hor leh uu ku beeray.
Masuulka caynkaasi ah, oo mudan in lagumaxkamadeeyo sida uu u khiyaanay dastuurkadalka u degsan islamarkaana ugu xadgudbaysharciga in xil sare abaal-gud looga dhigo, waxaaay wiiqeysaa rajada shacabku ka qabo helitaankadowladnimo taam ah oo Soomaaliya kahanaqaadda waqti xaadirkani.
Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka gudahaiyo dibadda ku nool, ayaa arrintan u arka, in ay tahay mid kooxda Villa Somalia ay haadaan ugatuurayso xalka kiiska badda Soomaaliya.
Allaa Soomaali u maqan, Magan Alla!
Waxaa Diyaariyay: Guddiga madaxabannaan ee la dagaallanka musuqmaasuqa Soomaaliya