Gudoomiyaha Golaha Horumarinta Danaha Beelweynta Mudulood C/Qaadir Yalaxow Maalin ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu uga hadlay arrimaha Siyaasadeed ee maanta uu dalka marayo.
Beesha Mudulood ayaa soo jeedisay in la qabto shir wadatashi ah inta ay qusayso maslaxada dalka, iyadoo Kulan uu Goluhu yeeshay maanta laga soo saaray Warsaxaafadeed ka kooban 9-Qodob.
Warsaxaafadeedka Hoos ka Aqriso:-