[youtube https://www.youtube.com/watch?v=03_P2koy6Y0?feature=oembed&w=696&h=392]
Waxaana kulankaas ka soo qeyb galay Gudiga jaaloyada Oo uu ka mid ahaa Gudoomiyaha Jaaliyada Zwolle iyo Nawaaxigeeda Dr Abdikadi Ali Nuune, iyo
Xisaabiyaha guud ee jaliyada zwoolla Abdulagi Mahamed Qandac iyo sidoo kale Gudoomiyaha ku xigeenka Jaaliyada Jama Ismail, iyo Macalinka sport Jaayada Macalin Siidoow, iyo xubno isbortigii soomaliya magc kulaahyen barigii hore iyo madaxa Sportiga Jaaliyada Abdulqadir Mansuur iyo Captanka kooxda Jaaliyada Aweys Shiikh, waxaa kaloo kulankaas ka soo qeyb galay dhamaan bulshada ka tirsan Jaaliyada gaar ahaan Odayaasha Jaaliyada oo dhamaantood ku faraxsanaa sida ay jaaliyada ugu adeegto umadeeda.
Waxay jaaliyada ku soo bandhigtay shir sanadeedka 2020 wax qabadkii jaaliyada iyo sida ay uga qeyb qaadatay wacdi gelinta bushadeeda ka hortaga Cudurka Covid 19 ee sida ba an u gaaray wadankan. Waxay kaloo soo bandhigtay Jaaliyada xisaab xirka miisaaniyadii sanadka 2019 /2020 waxay soo sharaxday in ay dhalinyarada ugu diyaarisay adeeg sport oo 2 garoon ayey u diyaarisay, kooxda u dhisan jaaliyada tababaro iyo qalab ayey siisay.
Waxay kaloo jaaliyada soo diyaarisay miisaanida sanadka 2021/2022 iyo howlaha lagu horumarinayo bulshada sida waxbarasha shaqada iyo wacdi galinta dhalin yarada iyo haweenka.
Waxaa kaloo gudoomiya cabdulqadir cali nuune uu balan qaday sanadka fooda nugu soo haya ardeygii maradaradada diinigq kalin wanagsan ka galo in jaliyada ay abaal marin qaliya ay sin donto iyo safar fasax ah tikidka asaga qofka uu doonayo waliskisa ay kafali qadi donto jaliyada shirkan jaliyada ayaa sanadkan waxaa uu ku soo begmay xili aduunkq oo halakeyay cabuqa halista ah korona.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=nryWxcTkw1E?feature=oembed&w=696&h=392]
Ugu dambeyntii waxaaa halkaasi ka hadlay Macloow asgoona sheegay wax qabadka haliyada iyo manta sida ay garbaha uqabatay dadka aan garankarin xuquuqdooda halkey uradsadaan waxaana ka sii dabey hadalka Xaaji Cali oo asagana kamid ahaa macalinmiintii kulyada jaamacada Lafoole kuna farxay sida soomali nimada ay ka muuqato gudoomiyaha jaaliyada waxaan uu ku amaanay in calamada kala midabka ah aysan marna hoostagin kuna daalaan midnimada soomaliweyn kana fugadaaan exda qabyqlada iyo nin neceybsiga waxaa kloo uu shegay soomali manta ayaadaa aduunka halka ugu hoseya ay ku jirtaa aan tagerno calanka bulga oo manta kaga dhibanahay wadamadan aan qoxootiga kunahay
Bashiir Jiidaal Baroow
soomaliweyn Holland