Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu dedaal ugu jiraa sidii uu xukunka dib ugu soo laaban lahaa.
Banaanbaxyo lagu taageerayo Dib usoo doorashada Madaxweynaha la rabo ayaa la sheegay in ay ka dhaceen Qeybo katirsan Gobollada Gedo iyo Shabellaha Hoose.
Waxay isku soo baxayashii maanta ay sheegeen Gobolka Gedo in ay taageero buuxda u hayaan Madaxweyne Farmaajo iyo Dawlada uu hogaamiyo.
Wararka aan ogaanay ayaa sheegaya in Lacag badan Villa Soomaaliya ugu talo gashay soo laabashada Xukunka Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA